Deg Deg Naxdin : Aabe Hooyo Iyo Labo Caruura Oo Ay Dhaleen Oo Halmar Ku Wada Geeriyooday Magaalada Hargaysa Kadib Markii Guri Ku Dumay (Sawirro)

0
400
Alle haw naxariistee Laba Caruura,Aabahood iyo Hooyadood ayaa maanta ku dhintay Guri ku dumay Xaafadda Birjeex ee Magaalada Hargeysa.
Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa ka hawlgalay  maydkana ka soo saaray guriga dumay.
Maydka ayaa hadda la keenay cisbitaalka weyn ee Magaala Hargeysa.
Roobabka Maalmahan Ka Da Ayay Caasimada Ayaa Loo aanaynayaa Inay Sababeen Dumista Gurigan Iyo Geeridan Naxdinta Leh

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here