Yusuf Arts ka mid ah mas’uuliyiinta xisbiga Kulmiye ayaa sharcidarro ku tilmaamay qaabkii uu u hadlay guddoomiye Axmed Cabdi Dheere.

0
444

Yuusuf Maxamed Cariish (Arts), oo ka mid ah mas’uuliyiinta xisbiga Kulmiye ayaa sharcidarro ku tilmaamay qaabkii uu u hadlay guddoomiye Axmed Cabdi Dheere.

Yusuf Arts, ayaa sheegay in aanu jirin qodob sharci oo siyaasiga Maxamuud Xaashi, u diidaya in uu isu soo sharxo guddoomiyaha xisbiga Kulmiye.

Dhinaca kale waxa uu sheegay in Axmed Cabdi Dheere, ku hadlay aragtidiisa balse aanu ku hadalka afka xisbiga Kulmiye.

Image may contain: 1 person, smiling, sitting and indoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here