Deg Deg Xubnaha Gudida Guud Ee Beelaha Gaashan-buur Axmed,Bayle Iyo Faahiye Faarax (Habar-jeclo ) Oo Gudoomiye Cusub Doortay

0
387

Kulan Ay Maanta Isugu Yimaadeen Xubnaha Gudida Guud Ee Beelaha Gaashan-buur Axmed,Bayle Iyo Faahiye Faarax (Habar-jeclo ) Ayaa Waxay Ku Doorteen Gudoomiye Cusub.

 

Gudoomiyaha Gudidaasi Ayaa Loo Doortay Shiikh Maxamed Cabdi Yaasin Oo Kamid Ahaa Gudidaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here