Kalluun La Yaab Leh Oo Lagu Arkay Xeebta Gobolka California

0
458

Kumannaan noola ah oo u eg xubinta taranka ragga ayaa waxa ay ku soo caariyeen xeebta gobolka California ee dalka Maeykanka

Noolahani ayaa sidoo kale u eg goriyaanka sida sawiradda ka muuqata.

Waxaa jira cadeymo muujinaya in noolahan u eg xubinta taranka ragga uu so jiray muddo 300 oo milyan oo sano ah, qaarkoodna ay noolaadaan 25 sano, sida uu sheegay Ivan Parr oo ahkhabiir ku taqasusay noolaha.

Wuxuu dhex galaa bacaadka xeebta illaa dhowr taako si uu halkaasi gabaad uga dhigto.

Urechis unicinctus known as penis fish, innkeeper worm or spoon worm, seen here at a market in South KoreaLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image captionUrechis unicinctus known as penis fish, innkeeper worm or spoon worm, seen here at a market in South Korea

“Noolahani ayaa caadiyan ah mid loogu talagalay in uu ku noolaado dhulka hoostiisa,” ayuu qoray Ivan Parr oo khabiir ku taqasusay noolaha.

Presentational white space

Waxaa noolahan u eg xubinta taranka ragga cuna libaax-badeedka iyo noocyo ka mid ah kalluunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here