Duulaanka Dahsoon Ee Etopia Ku Doonayso Badaha Soomaliland Iyo Siraha Aynaan Ka War Hayn

0
725

Dhaqaajiya Dhiiga Dhalinyaradaay Dhulkeena Caadewe Kasoo Dhiciyaay

Etopia Waa Dal Cadaawed Shisheeye U Qaba Soomalida Gabi Ahaanba, Iyada Oo Ay Taasi Jirto Ayay Hadana Samaysanaysa Ciidamo Hubaysan Oo Badeed Kuwaas Oo Ku Gaashaman Maraakiib Dagaal Iyo Diyaarado Quwadaysan .Is Waydii Ciidamada Intaa Quwada Leeg Siday U Dhisan Karaan Wadan An Bad Lahayn .Warku Waa Iska Cad Yahay Oo Waxa Lagu Socda Waa Dhaxalka Ubadkaaga Ee Badaha Ber Bera Iyo Kuwa Soomalia Gabi Ahaanba 

Hadaynu Nahay Soomaliland Badeena Ber Bera Maleh Ciidamo Ubabac Dhigaya Ciidamada Cadaawuhu Hubaysanayo Waxaa Taasi Ka Daran Waxay Etopia Badeena Aynu U Sexeexnay Boqolkiiba 15 Faa Idada Dekada.

Halkaasi Waxaa Ka Cad In Etopia Ay Dalkeeda Iyo Dadkeeda Intaa Tirada Leeg Inay U Hesho Bad Iyo Dekado Ay Manaafacad Sadaan. Waxaa Ciidamadeedu Duulan Ku Yihiina Waa Bada Soomaliland Ee Ber Bera 

Dhawaan Ayay Ahayd Markii Lagu Dhawaaqay In Ay Diyaar Yihiin Oo La Dhamaystiray Ciidamada Etopia Isla Markaana La Filaayo In Laynoo Soo Dhigo Jabuutidan Dhaw Oo Saldhig Looga Sameeyo

Soomaliland Malaha Ciidamo Xoogan .Maaha Wadan La Aqoonsan Yahay Oo Loo Soo Gurmanayo Hadii Weerar Ku Habsado ,

Yaa Lagu Halaynayaa Qarankan Cadaawuhu Usoo Tafaxaytay Ee Calooshii Ushaqaystuuna Daamankiisun Buuxsanayo .

Inta Marka Laga Yimaado Hada Etopia Waxay Dirtay Dayax Gacmeed Isla Markaana Ay Dushaada Soo Saaratay , Waxay Inoo Sheegtay Inay Cimilo Kula Soconayso ,Balse Waxaa Uu Iba Fur U Yahay Qorshaha Lagu Babiinayo Soomali Ee Lagu Qabsanayo Badahaa Cidloonaya Iyo Khayraadka Carudadiisi Ka Gajoonayaan, Waxaa Lagula Soconayaa Dhamaan Xidhiidhka Isgaadhsiineed Ee Dalka Iyo Dhamaan Dhaq Dhaqaaqa Gudaha Soomaliland Ee Gudaha 

Intaynu Isku Maqanahahay Ayaa Ragna Inagu Soo Maqan Yihiin 

Xal Waxaan U Arkaa Dhulkeenii Waa Loo Soo Tafaxaytee Waar Dawlad Shacab Ciidan Iyo Dhalinyarooyba Baraaruga Oo Walahi Mel Qadhaadh Bay Maraysaaye Dalka Difaac Haloo Diyaar Garoobo 

Intay Walasha Ka Dul Ooyi Lahayd Amxaari Gurigeeda Ugu Soo Gala Oo Ku Kufsada Adigu Dhiigaga U Diyaari Inuu U Qubto Dalkaaga Iyo Dhaxalka Laba Jirada Soo Kacaya 

Ama Rag Iyo Dumarba Etopia Adoomo Haynaga Dhigato Oo Ku Qanacsanow 

Baraarug Baa Loo Bahan Yahay Intaynu Beri Haab Haaban Lahayn 

 

Shaybe Cumar Cismaan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here