Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Ka Qoomamaynaya Halgankii Uu La Galay Madaxweyne Muuse Biixi

0
395

Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Kamida Ragii Wakhtiga Iyo Waayaha Adag Lasoo Maray Madaxweyne Biixi Ayaa Sheegay Inuu Ka Qoomamoonayo Baadi-doonkii Guusha Xisbiga KULMIYE Ee Uu Madaxweynaha Ku Noqday Madaxweye Muuse Biixi,Waxaany Yidhi” Sidan Hadan Modayo Umaan Halgameen Muuse Biixi Lamana Joogeen,

Sidoo Kale Siyaasi Jaamac Shabeel Ayaa Ka Hadlay Dhalinyaro Kasoo Jeeda Somaliland Oo Xukuumada Xamar-Lacag Iyo Laaluush Ku Siiso Aflagaadada Somaliland Isla Markaana Taageera Xukuumada XAMAR,Kuwaas Oo Uu Si Adag Ula Hadlay Kuna Tilmaamay Calooshooda U Shaqaystayaal Qaranka Hoday,

 

 

“Dhalinyarada Waxaan Leeyahay Haka Sheekaynina Xamar Ee Hargeisa Ka Sheekeeya,Oo Xaliya Mushkilada Dalkiina Ka Taagan,Intaad Ka Daba Qaylinaysaan Rag U Faydan Xalinta Mushkiladooda,Xamar Dadkeedii Ayaa U Nool laakin Idinku Tiina Ka Shaqaysta

 

Jaamac Shabeel Oo Kamida Siyaasiyiinta Hada Debeda Laga Dhigay Xisbiga Kulmiye Oo Uu Hore Uga Mid Ahaa,Wuxuu Niyad Xumo Ka Muujiyey In Madaxweyne Muuse Biixi Dalka Ka Hirgeliyo Waxqabad La Mahadiyo,Isagoona Tibaaxay Inuu Lumiyey Fursado Badan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here