Dowlada Soomaaliya Oo Laga Dalbaday Inay Garowshiyo Ka Bixiso Wixii Gaadhay Somaliland.

0
330

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa dowladda Federaalka u soo jeediyay in garowshiyo ka bixiso dhibaatooyinkii Loo Gaystay Soomaaliland 
Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa dowladda Federaalka u soo jeediyay in garowshiyo ka bixiso dhibaatooyinkii ay horey u geystay dowladdii dhexe uu hoggaaminayay AUN Maxamed Siyaad Barre kadib kulan ay la yesheen guddiga wada xaajoodka Soomaaliya Iyo Soomaaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here