Dhacdo Layaab Leh Wiil Somali Ah Oo Ku Dhoofay Gabadh Ahaan

0
428

Wiil soomaaliyeed ayaa isku deyay in uu Garoonka diyaaradaha Esenboğa ee magaaladda Ankara kaga dhoofo Passport ka ruux dumar ah ayaa la qabtay isagoo kusii jeeda wadamadda reer galbeedka.

Wuxuu xidhay dharka haweenka sidoo kale wuxu saartay Make cajiib ah oo u ekaysiinayaa ruuxa dumarka ah ee leh dhukumentiga uu isticmaalayo.

Kamerooyinka qarsoon ee garoonka ayaa duubay waxaanna lasoo bandhigay sawiradiisa, sidoo kale warbaahinta Turkey iyo kuwa caalamka ayaa qaada dhigaysa dhacdadan.!

X/Mohamed Y. Bakayle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here