Habeenimadii Xalay Oo Qaybo Kamida Cusbitaalka Wayn Ee Burco Uu Gubtay+Gurmadkii Ciidamada Dabdamiska Oo Guulaysatay

0
419

Xalay Ayay Ahayd Markii Cusbitaalka Wayn Ee Burco Qaybo Kamidi Dab Qabsaday Dabkaas Oo An La Xaqiijin Waxa Dhaliyay Iyo Khasaaraha Rasmiga Ah Ee Ka Dhashay ,Iyadoy Sidaasi Tahay Ayaa Ciidamada Dabdamiska Gobolka Togdheer Oo Kaashanaya Dadwaynaha Magaalada Burco Waxay La Tacaaleen Dabkaasi Iyagoo Ugu Dambayntiina Ku Guulaystay Daminta Dabkaasi ,Ciidamada Dabdamiska Ayaa Baryihii Udambeeyay Waxay Laban Laabeen Hawlahooodii Shaqo Ee Ee Ay Qaranka U Hayeen ,Mar Warbaahinta Qoryaale News Isku Dayday In Ay Wax Ka Waydiiso Madaxda Sar Sare Ee Ciidamada Dabdamiska Khasaaraha Dabkaasi Iyo Wixii Dhaliyay Ayaanay Noo Suuro Galin In Aanu Helno Xogtaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here