Deg Deg 16 Qof Oo Looga Cabsi Qabo Inay Qabaan Caabuqa Carona Virus Oo Kasoo Degay Madaarka Cigaal Ee Magaalada Hargaysa + Karantiimayn Lagu Sameeyay Iyo Xaaladoodi U Danbaysay

0
286
Ku dhawaad 16 qof oo looga shakiiyay cudurka Coronavires ayaa hada lagu daabulay gaadiidka Ambalaaska ee wasaarada caafimaadka Somaliland ku diyaarisay garoonka diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal International yadoo lamarinayo marxalada labaad ee karantimaynta oo qaadan karta mudo 14 cisho ah.
dadkan oo badankood yihiin SomaliĀ  kasoo kicitimay wadamada Mareykanka Iyo Ingiriiska ayaa saarna diyaarada Ethopian Airline duulimaadkeedii duhurki maanta .
Majiro war rasmiya oo kasoo baxay dhanka xukuumada iyo gudiga heer qaran ee hawshan loo xil saaray , isku dayo ay Warbaahintu La sameeyena Uma suuro galin in goobaha ay khusaysa arintan wax wara Ka siiyaan .
Kala Soco Qoryaalenews.net Wararka Dheeradka Ah Ee Arintaasi Ku Saabsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here