Wakaalada Biyaha Magaalada Burco Oo Dib Ugu Noqotay Halkii Laga Soo Bilaabay Ee Sanadkii 1998 Kii

0
274
Wakaalada Biyaha magaalada burco Ayaa Mudooyinkii Uu Danbeeyey Laga Dareemayey Hoos Uu Dhac wayn kasi ku yimid ka dib markii maareyaha wakaalada biyaha magaalada burco c/xakiin maxamed maxmud uu lacag ku kordhiyey shacabka magaalada burco
waxaana shacabka magaalda burco walaac xoogan ka qabaan biyahan uu lacagta ku kordhiyey maareyaha Wakaalada Biyaha BURCO
Sidoo Kale Maareye C/xakiin Maxamed Maxamud Waxaa WaKalada Biyaha Laga Dareemay Islamrkaana AY Ku Noqotay Halkii Sanadkii 1998 Kii Iyadoona Wakaalada ay Ka Dhex Samaysmeen Kooxo booba lacagta iyo islamarkaana subax kasta buux dhaafiya xafiisyada wakaalada biyaha burco
dhinaca kale wasiirka biyaha somaliland ayaa la sheegay in uu caydhinayo maareyaha wakaalada biyaha burco oo loo so magacaabayo maareyihi hore ee jirde
la soco qaybta danbe oo aan kaga hadli doono wasiirada lacagta ka qaata wakaalada biyaha burco

Xigasho: Burco Online

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here