DEG DEG:Waxa Goordhawayd Magaalada Burco Ku Geeriyoday Siyaasi Cabdirisaaq Maxamed Toor Oo Maayir Kaso Noqday Magaalada Burco.

0
434

Alle naxariistii jano haka waraabiyo Maayirkii Hore ee Magaalada Burco Cabdirisaaq Maxamed Toor Oo goor dhaweyd ku geeriyooday Magaalada Burco.

Allana Samir iyo iimaan haka siiyo shacabka gobalka togdheer , ehaladii iyo qaraabadii uu ka baxayba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here