Daawo: Maayirka Boorama Oo Dil Ka Bad Baaday,Iyo Gurigiisi Oo Rag Hubaysani Weerareen

0
363

Dabley Hubaysan Oo Aan Haybtooda La Garanayn Ayaa Xalay Weerar Culus Ku Qaaday Guriga Maayirka Magaalada Boorame Ee Xarunta Gobolka Awdal Mr. Saleebaan Xasan Xadi, Weerarkaas Oo La Sheegay In Aanu Geysan Wax Khasaare Nafeed Ah, Lamana Oga Ujeedada Dhabta Ah Ee Ka Dambaysa Iyo Halka Laga Soo Abaabuley.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here