Hal Abuurkii Tom And Jerry Oo Galbaday.

0
477
Mu’lifka Caanka Ee “Gene Deitch” Waxa Uu U Dhashay “Czech Repuplic” Wuxuu Ahaa Farshaxan Sameeya Aflaamta Kartoonka,”Animated Cartoons” Sameeye Iyo Soosare Weyn Ayuu Ahaa Abaal Marino Caalamiyana Ku Mutaystay Hawshaas, Isagoo Sameeyey Aflaam Kartoona Oo Ka Caana Dunida Aadna Looga Xiiseeyo, Kuwa Ugu Caansan Waxaa Kamida Munro, Tom Terrific, Popeye, Iyo Tom And Jerry.
 
Taxanaha Xiisaha Badan Ee Caanka Tom And Jerry Wuxuu Sameeyey Kadib “William Hana” Iyo “Joseph Barbera” Kaligii 13 Xalqadood Oo Kamida Xalaqaadka Ugu Xiisaha Badan Sanadii 1961–62kii.
 
Isagoo 95 Ayuu Dunida Macasaalmeeyey Maalinimadii Shalay, Dhashay1924 Dhintay 2020.
 
Wuu Ku Mahadsanyahay Intuu Na Maaweeliyey Caruurimadaydii, Anigu Waxaan Ahaa, Shakhsi Aad U Jecel Yaraantiisii Taxanihii Xiisaha Badnaa Tom And Jerry, Waxaanan Daawaday 162-Ka Xalqadoodba.
 
Adigu Akhriste Ma Jeclayd Yaraantaadii Tom And Jerry?
 
-Fatxi Garaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here