Qofkii Ugu Horreeyay Oo Cudurka COVID 19 Ugu Geeriyooday Somaliland

0
461
Magaalada Boorama waxaa maanta ku geeriyooday mid ka mid ah dadkii looga shakisanaa cudurka COVID19, iyadoo halkaasi lagu aasay.Qofkan geeriyooday ayaa shaybaadhkiisa horey loogu diray dalka dibaddiisa, iyadoo la sugaayay natiijada jawaabta.

Qaabka loo aasay ayaa ahayd mid taxaddar badan, iyadoo dadka aasayna ay xidhnaayeen dharkii loogu talo-galay Coronaviruska.

Marxuumka ayaa ahaa nin dhalinyaro ah. Alle ha u naxariisto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here