Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo la Filaayo In Maanta Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyo Magaalada BURCO

0
539

Magaalada BURCO Magaalada BURCO Waxaa Saaka Siweyn Looga Dareemaya ,Soo Dhoweynta Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Togdheer Maxamed Diiriye Xayd.Daljir,Sawiro Iyo Halku Dhigyo Lagu Muujinaayo Sida Loo Taageersan Yahay Badhasaabka Cusub,Ayaa Lagu Dhejiyey Wadooyinka Waaweyn Magaalada,Waxaana Isla Maanta La Filaya In Badhasaabka Cusubi Soo Gaadho Magaalada BURCO,Halkaas Oo Loogu Diyaariyey Soo Dhoweyn Maqaamkeedu Sareeyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here