Waa Sidee Xaalada Deegaanka Horu-fadhi Oo Maalintii Shalay Dagaal Beeledo Ka Dhaceen

0
370

Deegaanka Horu-fadhi Oo Dagaal Beeleedo Ka Dhaceen Shalay Gelinkii Danbe Ayaa Laguso  Waramaya Inay Xaaladu Degan Tahay,Inkasta Oo Ay Weli Is Horfadhiyaan Ciidan Beeleedo Kala Taabacsan Beelaha Dagaalamaya,Hadana Waxaa Halkaasi Kusii Qulqulaaya,Waxgaradka Iyo Garaado Kasoo Jeeda Gobolka SOOL,Kuwaas Oo Wada Waan-waan Nabadeed,

Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Sugan Gobolka SOOL Ayaa Iyana Qayb Ka Ah,Waan-waanta Nabadeed Ee Laga Dhexwado Beelahani,Kuwaas Oo Ku Guulaystay Inay Kala Dhexgalaan Beelahan Dagaalamaya,,
Sidoo Kale Waxaa Xusid Mudan In Masuuliyiinta Ugu Saraysa Xukuumadu Aanay Qayb Ka Ahayn Dadka Gaadhay Deegaankaasi,Isla Markaana Aanay Wax Wara Kasoo Saarin Dagaal Beeledada Ka Dhacaaya Dhulkaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here