Beel Kamida Beelaha Dega Magaalada Gaalkacayo Ayaa Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Maamulka Magaaladasi

0
300

Mid ka mid ah Beelaha wax kadaga degmooyinka Gobolka Mudug qaybna ka ah beelaha ugu badan ee wax ka dagan Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa kulan ay iskugu yimaadeen waxa ay ku sheegeen in loo diidey wax ku lahaanshaha golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Waxa ay Wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug iyo madaxtooyada ku eedeeyeen inay iska kaashadeen in xaqooda laduud siiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here