Boqorka Beelaha Gabooye Oo Si Kulul Uga Hadlay Kootada Beeshiisa loo Xidhay

0
1178

Boqor Axmed Iimaan Warsame,oo ka mida Madax-dhaqameedka Beelaha Gabooye,ayaa Ganafka ku dhuftay heshiis ay dhawaan ku wada-gaadheen xisbiyada Siyaasada Somaliland.

Heshiiskaasi oo ku aadanaa in 3 Kursi Kooto loogu xidho Doorashada golaha Wakiilada Beelaha Gabooye,ayaa uu ku tilmaamey mid “Quudhsiya”.

Waxa uu sidoo kale Boqorku, ugu baaqey madaxweynaha dalka Jabuuti,inuu Saami ka siiyo xukuumadiisa Beelaha Gabooye ee ku sugan gudaha dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here