Deg Deg Wasaarada Ciyaaraha JSL Oo Hada Shaacisay Wakhtiga La Qabanayo Tartankii Gobolada

0
458

Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Ayaa Shaacisay Wakhtiga La Qabanayo Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland.

Wasiirka Ciyaaraha Oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay In 28 Oct 2020 Si Rasmi Ah Loo Bilaabi Doono Tartankaas waxaana lagu qaban doona magaalada Hargeysa.

Tartanka Gobolada Jamhuuryada somaliland Waxa Uu Ka Koobnaan Doonaa Kubada Cagta, Kubada Kolayga, Iyo Ciyaaraha Fudud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here