Diyaarad ku soo dhcday magaalo ka mida Soomaaliya” (Sawirro)

0
210

Wararka ka imaanaya Gobalka Gedo ayaa sheegaya in diyaarad Sunday 45 Ruux oo rakaab ah, kana soo kicintimtay magaalada Nairobi, ay ku dhacday garoonka diyaaradaha degmada Ceelwaaq.

Lama oga khasaaraha ka dhashay diyaaradan dhacday, waxaana socda dadaalo lagu samata bixinayo dadkii saarnaa diyaarada.

Wixii kasoo kordha kala soco Idilnews

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here