Shuruudaha Musharixiinta Aqalka Sare ee BJFS oo la shaaciyay (Akhriso)

0
489

Guddiga hirgalinta doorashooyinka FEIT ee heer Federaal ayaa soo saarat shuruudaha looga baahanyahay musharraxiinta donaayo in ay u tartamaan Baarlamaanka Aqalka sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale, Waxaa la shaaciyay Akoontiyada lagu bixinaayo khidmadaha laga qadaayo musharraxiinta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here