Gudoomiye Ku-xigeenka Golaha Guurtida oo Shaqadii Ka Joojiyey Xoghayihii Golahaasi

0
686

Hargeysa(Qoryaalenews) Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad ee Golaha guurtida Siciid Jaamac Cali ayaa Shaqadii ka joojiyey Xog-hayaha Golaha guurtida Cabdinaasir Aaddan Beegsi Wali si rasmi ah uma cada sababta rasmiga ah ee ka danbeysa shaqo joojinta xoghayaha balse xogo hoose ayaa sheegaya in uu xog-hayaha guurtidu diiday in uu saxeexo kharashaad dheeraad ah oo uu ka codsadey gudoomiye ku-xigeenka golahaasi taas oo la sheegay in aanay ku jirin kharashaadka golahaasi u qoondeysan

gg

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here