Murrashaxa Xisbiga Jamhuuriga Ee Maraykanka Donald Trump Oo Isu Soo Bax Siyaasadeed.

0
478

Dibadbaxayaal caraysan ayaa waxa ay horseedeen in la baajiyo isu soo bax siyaasadeed oo la qorsheeyay in magaalada Chicago uu ku qabsado musharaxa ugu cadcad xisbiga Jamhuuriga ee Donald Trump.

getty_nocredit
Qalalaase ayaa ka bilowday meesha kaddib markii ay isku dhaceen taageerayaasha Trump iyo dibadbaxayaal ka soo horjeeda.
Booliska ayaa sheegay in qalalaasaha kaddib ay xireen 32 qof.
Waa dhacdadii ugu dambeysay ee wajahda xafladaha uu qabsado musharaxaasi Xisbiga Jamhuuriga.
Ninkan maalqabeenka ah ayaa ku gacansayray fikirka ah in uu leehay masuuliyadda dhacdooyinkaasi. Waxa uu sidoo kale diiday in hadalada uu ka jediyay isku soo baxyadiisa ay dhiragaliyaan rabshadaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here