Xukumada Oo Sheegtay In Shirarkii Hore Uga Dhacay Degaanada Awr-boogays, Adhicadeeye Iyo Caynaba Ay Keneen Wada Hadalka Hadda Usocda Somaliland Iyo Khaatumo.

0
518

WASIRU DAWLAHA Ayaa Sheegay In Wada Hadaladii Xukumadu Ku Qabatay Degaanada Awr-boogays, Adhicadeeye Iyo Caynaba Ay Keneen Wada Hadalka Balaadhan Ee Hada Usocda Dawlada Somaliland Iyo Koooxda Khaatumo

Maxamed Xaaji Aadan Oo Warbaahinta Ugu Waramey Magaalada Laascanood Waxaa Uu Yidhi”Shir Nabaeedkii Qaaligaa Ahaa Ee Awrboogays, kii Adhi Cadeeye, Kii Laascanood Iyo Kii Caynaba Ka Dhacay Iyo Kan Wada Hadalka Khaatumo Ee Imika Socda Dhamaantood Waxay Ka Mid Yihiin Geedi Socodka Midnimada Wada Jirka Qaran Loo Dhan Yahey Oo Gogashii Madaxweynaha Somaliland Dhigey Ayay Daba Socdaan Kuwana “Wasiiru Dawlaha Wasaarada Waxbashada Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here