Mas Mar Kaliya Liqay Neef Lo Ah Oo Lagu Diley Dalka Suudaan

0
1001

Magaalo Madaxda dalka Sudan ee Khartoum ayaa waxa ka dhacday arrin aad u layaab badan oo naxdin galisay Shacabka ku nool magaaladaasi, kadib markii lagu arkay mid ka mid ah Xaafadaha Magaaladaasi Mas Liqaya Neef weyn oo Sac ah.

Arrintan ayaa la xaqiijiyay markii la dilay Maskii ee la kala jaray isla markaana loogu tagay calooshiisa Neef sac ah, sababta kaliftay in la dillo Maska ayaa aheyd si loo ogaado waxa ku jira gudihiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here