Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Oo U Miciyo Lisanaya Mooshin Guddoomiye Cirro Xilka Lagaga Qaadayo Iyo Kulamo Aan Najiito Laga Gaadhin Oo Xalay Lagu Kala Hoydey

0
393

Xisbiga KULMIYE Iyo WADDANI Oo Isugu Awood Sheeganaya Badelka Guddoomiye CIRRO

 Xildhibaano Ka Dhex Toosay Golaha Oo Maleegay Qool Birta Lagu Dhaafinayo Guddoomiye Cirro  Iyo Cabdiraxmaan Oo 12 Sanno Xalaashay Xayndaabka Baarlamanka

Ilo xogaagala oo wargeyska SAHAN  helayo ayaa tibaaxaya in guddoomiya golaha wakiiladu banayc ciron doono mansabka hogaamineed ee baarlanaanka kaas oo loo balamay kalfadhiga 33aad ee  furmaya maalinta bari ah  waxaana guddoomiye cirro wadaa mudanihii buuxin lahaa jagadiisa,

  ilo diirada ku haya dhaq-dhaqaaqa golaha ayaa sheegaya in maalinta bari ah lagu waddo in cabdiraxbaan cirro macasalaameeyo golaha wakiilada Somaliland.

 Xukuumaadda Somaliland ayaa wadda badelka guddoomiyaha golaha wakiilada somalliland waxaaney wadaa laba muddane oo ka soo jeeda gobolada bari Somaliland kuwaas badelkooda noqonaya  xildhibaan saleebaan cali koore iyo baashe maxamed faarax halka guddoomiye ku xigeen ay uwadaan  Axmed Yaasiin Sheekh Cali ayaanle oo hayb ahana ka soo jeed gobolada galbeedka Somaliland saddexdan masuul ayaa ah mudanayaal ay wadaan xukuumadda Somaliland taas oo u xadhko xidhatay in golaha wakiiladu noqdo mid muxaafid ah laguna saleeyo wadalahaanshaha nidaamka dawliga ah si loo saxal saaro tabashadii gobolada bari gaar ahaan beesha harti waxaaney guclo orod ugu jirtaa in golaha wakiilada Somaliland la wareegto.

 Xukuumada Somaliland iyo xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland ayaa ku xifiiltamaya in midba dhankiisa la wareego awooda wakiilada guddoomiyaha baarlamanka ahna murashaxa xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ina dhankiisa wadaa in xildhibaan talyanle oo ka mid ah xisbiga waddani  uu lawareego hogaanka golaha wakiilada Somaliland.

Dhanka kale ilahan ayaa tibaaxaya in ay jiraan 25 xildhibaan oo udaacad ah guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland kuwaas oo difaac u ah inay kagalaan xildhibaano iyagu maagan in ay u hiiliyaan damaca cirro ku doonayo in xisbigiisu hogaanka  fadhiistaan si kastaba ha ahaatee waxaa laga dhursugayaaba waa kalfadhiga bari ka furmaya xarunta wakiilada ma noqon doonaa mid mucaarad mise mid hirgaliya danta mucaafidka oo laga daalacdo hogaanka wakiilada.

Xigaasho:Wargeyska Sahan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here