Nuxurka Socdaal Madaxweynaha Somaaliya Mudane Farmanjo Ku Gaadhey Magaalada Kismaayo.

0
533

farmanjoMuqdisho(QoryaaleNews) Wafdi uu hogaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta gaaray magaalladda Kismaayo ee xaruunta gobolka Jubbada Hoose.

Ammaanka magaalladda ayaa aad loo adkeeyay, waxaana waddooyinka qaar lagu xardhay sawirada Madaxweynaha.

Mudane Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu la kulmo madaxweynaha maamulka Jubaland, siyaasiyiinta degaanka iyo ururadda Bulshada rayid-ka ah.

Dhinaca kale madaxweyne Farmaajo, ayaa waxa uu kormeer ku tagi doonaa xero ciidan oo ay ku diyaarsan yihiin ciidanka isku dhafka ah ee loo diyaariyay in ay la dagaalamaan Al Shabaab.Kulamadda madaxweynaha iyo meelaha uu booqdo kala soco wararkeena kal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here