Ila meerayso

0
465
Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo.dhaqankoodu mid maaha .

Dhaliil la iskama qaato . DHafoor taabasho weeye . Dhibtana la iskuma eego.daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto.Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita warkoodaa ku dhamaadee .Kaalayoo bal dhegeyso.

Dhaqane: ila meerayso
Dhaashane:Maanta ma afkii caruurtaad ku hadlaysaa?

Dhaqane:Maye nimankaa reer baligubadle ee af soomaliga dhameeyey ayaa u bixiyey siyaasada somaliland ( Ila meerayso).

Dhaashane; OO maxay arkeen?
Dhaqane; Dee waxay arkeen shacabkii oo riyo laga dhigay oo ninkii riyaha raaci yaqaanayna loo keenay.
Dhaashane;Waar dadka ha caayine idinku wax keena an doorashada galnee.
Dhaqane;Horta anigu waxan rabay in Waddanina keeno MR Xussein caydiid .Ucida keeno MR Ramaax laakiin may yeelin.
Dhaashane;Hajay,nimankaasi waa madax xisbiyi sidee loo keenaa ?
Dhaqane;Oo ma  kanaa hadaa  malcaamad haystay sow isba madax xisbi maaha?Yeelkeedee waxaa ogtihiin in mr Tanaasul halkan idiin sii joogee waxa rabtaan yeela.
Dhaashane:waar tanaasulku ileyn cay maahee waa wax wanaagsane bal cid uun keena.
Dhaqane;Dee u sheeg madaxweynaha inuu tanaasulku wax wanaagsan yahay.ma nimankiina markay Farxiya fiska Hargeisa idiin amaantana sacabka u garaacaya markay Yurub geeyo xamar gaadhana xidhayaa cid u tanaasulaya?
Yeelkeedee bal maanta an ku tijaabiyee car bal garo ragan an goobayee golaha aan keenay.
1.Waxan ahay nin geesiya hadana guulna aan dhalin.gafuurkaaban taaga markii golaha aan joogo.gidigood dadkoo idil anaa ugu garaad fiican.
2.waxan ahay guyaal badan nin jiroo guudkuna cadaadaygo`aankayga ruuxaan aqbalin garan qabtoo saara.

Waa qalinkii: Baxnaan xaaji aden diiriye
Sweden

haaheey@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here