“”Wasiir Sadiiq Warfaa Oo la kulmay dhigiisa Talyaaniga+Wax yaabaha Ay Kawada Hadleen””

0
295

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Warfaaf oo ku sugan Magalada Geneva dalka Switzerland ayaa kulan gaar ah waxaa uu la qaatay dhigiisa dalka Talyaaniga Nunzia Catalfo.

Labada mas’uul oo dalkaasi u tegay ka qeyb-galka qeybgalasho shirka weynaha looga hadlayo Daryeelka Bulshada ayaa waxaa ay ka wada hadleen arrimo la xiriira Soomaaliya iyo sida dowladda Talyaaniga ay taageerada ugu muujiso Soomaaliya.

Wasiir Sadiiq Warfaa, ayaa Xukuumadda Talyaaniga uga mahadceliyay taageerada Soomaaliya , gaar ayaan wada shaqeynta ay la leeyihiin wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here