Laba Carruur Ah Oo Dhintay Kadib Markii Uu Gubtay Dhisme Ay Degenaayeen

0
440
Laba Carruur Ah Oo Dhintay Kadib Markii Uu Gubtay Dhisme Ay DegenaayeenCiidanka dabdemiska ee caasimadda Hargeysa ayaa sheegay in Laba Caruura ahi ku dhimatay guri Jiingad ah oo ku gubtay xaafada Jameecada ee Degmada Maxamuud Haybe.

Taliska guud ee Ciidanka Dab-demiska iyo Xarunta Maxamuud Haybe ayaa gurmad u sameeyay Guriga gubtay iyagoo ku guulaystay inay dabkaasi damiyaan.

Labada Caruura ee ku dhintay guriga jiingadda ah eek u gubtay xaafadda Jamceecada ee Degmada Maxamuud Haybe ayaa da’adoodu ahayd 6 Jir iyo 2 Jir, waxaana ciidanku sidoo kale badbaadiyay laba caruur ah oo kale. iyo laba nin oo xanuusanaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here