Taariikhdu waa mihiim Riyaaduna waa wax jira Qalinkii Cllr Mubaarik Yuusuf.

0
3862

Magaalada Burco dadka codeeyay waa 180kun qof

Boorma dadk ka codeeyey waa 90 kun qof
Burco 1914 wax ingriisku u magacaabay degmo

Boorma xitaa dagmo may ahayn wakhtiiga

Burco waxay ka mid ahayd afarti gobol ee dawladi Maxamed Siyaad Bare oo ka mid ahaayen Burco. Kismayo Muqdizho iyo Hargeisa

Boorma wakhtiiga waxay hoos iman jirtay Hargeisa waqooyin galbeed .

Dalka Somaliland waxuu ahaa laba Gobol oo kaliya midna bari oo dhan xukumo waa Waqooyi Bari midna galbeed oo dhan xukumo Waqooyi Galbeed .

Ciyaarihi Gobolada Somaaliya waxa Boorama lagu soo daray 1986 oo Burco Hargeysa Gani ku khasbay inay ciyaara saaxibtinimo la ciyaaran waanan la socday anigu wakhtiiga guriga Cabdilaahi Dahir ayan deganayn.

Madarka Diyaaraha Burco waa ki ugu horeyay diyaaradi fadhiisato isla markana waa madarki ugu horeeyay dawladi Soomaaliya.

Burco waa hooyada iyo abaha Somalilaland.

¤Taariikhdu waa Muhiim .

Riyaduna waa wax jira.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here