Shirkii Beelaha Garxajis Iyo Habar Jeclo Oo Maanta Lasoo Gunaanaday

0
403

Shirkii Sama Talis Ee Magaalada Burco Uga Furmay Beelaha Habar Jeclo Iyo Garxajis Ayaa Maanta Si Rasmiya Loo Soo Gunaanaday,Xdhitaanka Shirkan Waxaa Kasoo Qayb Galay Caqaal.Culimo Codkar Iyo Salaadiin Tiro Badan,Qaar Kamida Culimada Waaweyn Ee Reer Somaliland Ayaa Siweyn Uga Soo Dhex Muuqday Shirka,Waxaanay Ka Jeediyen Khudbado Wacdi Iyo Waano Ah,

Waxaana La Filayaa Inay Ka Soo Baxaan Qodobo Culculus 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here