Millatariga Somaliland Oo Gobolka SOOL Ka Saaray Wasiirro Iyo Xildhibaano Ka Tirsan Maamulka Puntland

0
286

Ciidamadda qaranka jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta dhar baaxo kulul ku dhuftay xubno masuuliyiin ah oo ka socday maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo ku soo xad-gudbay dhulka Somaliland.

Kuwaasoo socdaan qarsoodi ah maanta ku soo galay deegaanka Karin-dabayl weyn oo ka tirsan gobolka Sool.

Hase yeeshee ciidamadda qaranka jamhuuriyadda Somaliland ee fadhiisinka ku leh aaggaasi ayaa isla markiiba si deg deg ah uga jawaabay xad-gudubka ay ku soo galeen xubnahaasi deegaamo ka tirsan dhulka Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here